Mareeg
Coordinates: 3°46′N 47°18′E / 3.767°N 47.300°E
Mareeg Waa magaalo qadiim ah, taariikhdeedu fog tahay oo ku taalla gobolka Galguduud dhanka bari ee xiga dhinaca xeebta Badweynta Hindiya. Waxeyna ka tirsantahay maamulka Galmudug ee bartamaha soomaaliya. Magaaladaan waxa ay ka koobantahay saddax degmo oo kala ah Degmada Ceeldheer, Degmada Galcad iyo Degmada (Bud Bud ama Dur Dur.)
Mareeg | |
---|---|
Degmo | |
Dalka | Somalia |
Gobolka | Galguduud |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Taariikh
wax ka badalMagaalada Mareeg waxaa la abaabulay qarnigii 16 waxaana aas-aasay sh Da'ud Culusow Cubeyd Cali Magaaladaan waxey ka mid tahay magaalooyinka taariikhda dheer leh Soomaaliya. Waa magaalo xeebeed, waxaa kale oo magaalada loo sameeyay suldaano, qarnigii 15aad iyo 19aad inta u dhaxaysay. Labadaa qarni waxaa ka talin jiray boqorro iyo salaadiin ilaa laga soo gaaro gumeystihii Talyaaniga, kaas oo ka dhigtay xaruntiisa 3aad oo uu ka xukumo dalka Soomaaliya. Mareeg hadda waa magaalo ka mid ah Galmudug State.