Madaxweyne ku xigeenka Somaliland

Jagada Madaxweyne ku xigeenka Somaliland (Af Ingiriis : Vice President of Somaliland) waa darajada labaad ee ugu sareeysa maamulka dowlada. Madaxweyne ku xigeenku waa qofka buuxinaya kursiga Jagada Madaxwaynaha hadii meesha ka baxo madaxweynuhu.

Liiska madaxweyne ku xigeenka Somaliland

wax ka badal
Magaca Xilka qabtey Xilka ka tegay Faalo
Xasan Ciise Jaamac June 1991 May 1993
Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur May 1993 May 1995 [1]
Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax May 1995 February 1997 [2]
Dahir Riyale Kahin February 1997 May 2002 Qabtey Jagada Madaxwaynaha
Axmed Yusuf Yasin 2002 July 2010
Cabdiraxmaan Saylici July 2010 Hada xilka haya [3]

Sidoo kale eeg

wax ka badal

Maqaalo kale

wax ka badal
  1. Paquin, Jonathan (July 2010). ISBN 9780773591028 https://books.google.com/books?id=wWv4dHWjDpUC.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Bahcheli, Tozun; Bartmann, Barry; Srebrnik, Henry (2004-09-09). ISBN 9781135771218 https://books.google.com/books?id=Gk2QAgAAQBAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2018-07-17. Soo qaatay 2020-06-27.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)