Madaxweynayaashii Jabuuti

(Waxaa laga soo toosiyay Madaxweynaha Jabuuti)

Halkan waxaa ku jira liiska madaxweynayaashii wadanka Jabuuti. Tan iyo markii wadanka Jabuuti qaadatay madax-banaanida sanadkii 1977, waxaa tallada wadanka qabtey labo madaxweyne oo kaliya, kuwaasi oo kala ah Xasan Guuleed Abtidoon iyo Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha tallada haya wadanka Jabuuti waa hogaanka dowlada iyo hogaanka sare ee Ciidanka Xooga.[2] Madaxweyne Ismaaciil wuxuu maamulka wadanka hayaa ilaa 1999.

Madaxweynaha
Jamhuuriyadda Jabuuti
Hadda xilka haya
Ismaaciil Cumar Geelle

Laga soo bilaabo 8 Maayo 1999
XaruntaAqalka Madaxtooyada, Caasimada Jabuuti
Muddada xilka5 sanno
Xilka soo bilaabayXasan Guuleed Abtidoon
La aas aasay27 Juun 1977
Mushaarka10,000 USD sanadkii[1]
Websitehttps://www.presidence.dj/

Diiwaanka Madaxweynayaashii

wax ka badal
 Jamhuuriyadda Jabuuti (1977–hadda) •  
Sawir Magac La Doortey Wakhtiga Tallada Hayay Xisbiga Siyaasadda
Xafiiska Qabtey Xafiiska ka Tegay Muddada Xafiiska hayay
1   Xasan Guuleed Abtidoon
(1916–2006)
1981
1987
1993
27 Juun 1977 8 Maayo 1999 21 sanno, iyo
315 maalmood
PRP
2   Ismaaciil Cumar Geelle
(dhashay 1946)
[lower-alpha 1]
1999
2005
2011
2016
2021
8 Maayo 1999 Hadda tallada haya 22 sanno PRP

Doorashadii ugu Dambeysay

wax ka badal
Candidate Party Votes %
Ismaaciil Cumar Geelle Xisbiga Horumarka Umadda 112,258 86.68
Cumar Cilmi Kheyre Midowga Badbaadinta Umadda 9,474 7.32
Maxamed Daauud Jehem Midowga Badbaadinta Umadda 2,959 2.28
Mohamed Moussa Ali Musharax madax-banaan 1,982 1.53
Hassan Idriss Ahmed Musharax madax-banaan 1,805 1.39
Djama Abdourahman Djama Musharax madax-banaan 1,029 0.79
Cod-bixin gubatey
Wadar 100
Codbixiyeyaasha isdiiwaangeliyay 187,090
Isha warbixinta: Yeclo
  1. Waxa adeer u ah Xasan Guuleed Abtidoon.

Sidoo kale fiiri

wax ka badal

Warbixino Madax Banaan

wax ka badal
  1. "Nuqul Archive". 29 October 2015. Waxaa laga kaydiyay the original 6 Bisha Sideedaad 2020. Soo qaatay 11 Bisha Tobnaad 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |archive-date= (caawin)
  2. The current president is Ismaïl Omar Guelleh, since 1999.