Libaaxley waa Buur ka mid ah buuraha ugu caansan gobolka Awdal ee Jamhuuriyda Soomaaliya waa halka Buuraha iyo Banka geriyaad iska galaan waa buur Taariikh dheer ku leh deegaanka waxyna ku caan baxday Ugaadha kala duwan waxaana yimid 1962 Aden cadde, 1967 Abdirashid Ali sharmarke oo loogu caano lisay oo ahaa labadii madaxweyne ee Somalia Sanadihii 1960 -1969. 1978 waxaa yimid generaal maxamed Farah Aydid 1988 waxaa yimid Moxamed Ali Samater oo ka mid ahaa Saraakiisha caanka ah Somaliyeed, 1994 waxa yimid Caaqil Maxamed Ciise Shidane o ahaa caaqil ama duub ka caan ahaa bulshada dhexdeeda gaar ahaan koonfurta. Libaaxley waxay caan ku tahay dhir iyo macdano sida Dhuxul dhagaxda iwm waxaana iska leh jilib caan ah oo la yidhaahdo Bahabar celi. waana goobtii dagaaladii Amxaarada iyi tigrega 1887 sal dhiga Gumeysi diidkii Beelaha Samaroon ay ku gabsadeen. iyadoo dhawaana lagu gamay gantaal ciidamada mareykanka ee Djibouti ku sugani ay ku soo abaareen. waxaana Beel Taariikh ku leh Badda cas wakhtiyadii beryo-beryo.