1977 - 1978 - 1979
Waxaa wax iska bedelay dalka soomaaliya tan iyo markii ay burburtay dowladii mxamad siyaad bare taasoo aan moodno in uu dalka tilaabsaday wax yaabo aan wali la arak gaar ahaan caasimada muqdisho mida ugu horeysa aytahay xsiloonida iyo reenreenta kajirta magaalada muqdisho waqtigaan inkabadan 21sano ayaa waxaan la arag haweenee soomaaliyeed oo gacanteeda gaari kukaxeesaneysa in hadda lagu arkaayo magaalda muqdisho waxaa aad usoo badanaayo dhismaha caalamig ah oo ay dad ku kuqurxinayaan guryahoodii waxaakaloo iyaduna kamarneyn in ay soolaabanayaan qurbajoogta soomaaliyeed nabadgelyada darteed inkastoo dhowr sano kahor laga cararijiray ayaa hdda alle waxa uu idmay in loo soo carraco dalkeena soomaaliya taasi waxaa tusaale u ah wax qabadka dowlada soomliya tan iyo intii ay luga laabatay dowladii siyaad bare ayaa waxaa dlka soomaaliya laga aqoon sady aduunka intiisabadan waxaa isa sootaraaya dhaqaalaha dalka oo dib usoonoqonaaya iyo shacabka oo aad ugu qanacsan dalkooda iyo dowladoodaba iyagoon laga dareemaya in ay firfircooni iyo farxad ugu baryo waaga.

Dhacdooyin wax ka badal

Dhalashooyin wax ka badal

Dhimashooyin wax ka badal

Madaxda Aduunka wax ka badal