Leo Baekeland (Noofambar 14, 1863 - Febraayo 23, 1944) wuxuu ahaa kimistar Beljim maraykan ah . Wuxuu caan ku ahaa abuurista waraaqda sawirka ee Velox sanadkii 1893 iyo Bakelite sanadkii 1907. Waxaa loogu yeeray "Aabaha warshadaha balaastikada "[1] soo saaristiisa Bakelite, oo ah raqiis aanan dab ka kici karin iyo caagag , waxay calaamadeeysay bilowga warshadeeynta balaastikada casriga ah[2][3].


Taariikh nololeedkiisa wax ka badal


Tixraac wax ka badal

  1. . Imperial Chemical Industries Ltd., qeybta balaastikada. 1962. pp. 13–25.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Bowden, Mary Ellen (1997). "Leo Baekeland". Chemical Heritage Foundation. ISBN 9780941901123 https://archive.org/details/chemicalachiever0000bowd.  Barameter aan la aqoon |url-access= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Amato, Ivan (1999-03-29). "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2007-11-06. Soo qaatay 2007-11-08.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)