Leefida dabada, (oo loo yaqaan Anilingus gudaha Ameerika[1][2]) waa ficilka galmada afka iyo dabada ee uu qofku ka kiciyo futada qof kale isaga oo isticmaalaya afka, oo ay ku jiraan dibnaha, carabka, ama ilkaha. Waxa kale oo loo yaqaan xidhiidhka dabada-afka iyo galmada afka-dabada, waxaana intaa dheer loo yaqaan magacyo af-duub.

Muujinta leefida dabada

Video boy and girl sex wax ka badal

  1. Jordan Tate. DSt. Martin's Press. pp. 8–9, 106. ISBN 978-0-312-36298-0 https://archive.org/details/contemporarydict00tate/page/8.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Jack Morin. Down There Press. p. 147. ISBN 0-940208-20-2.  Maqan ama ebar |title= (caawin)