Galmada dabada ayaa guud ahaan ah in xubinta taranka la geliyo dabada, ama futada iyo malawadka qofka, si ay ugu raaxaysato galmada.[1][2][3] Noocyada kale ee galmada dabada waxaa ka mid ah faraha, Isticmaalka alaabta lagu ciyaarta galmada ee dabada laga galo, galmada afka ah ee futada lagu sameeyo (anilingus).[4][5]

Sida noocyada badan ee hawlaha galmada, ka qaybgalayaasha galmada dabada waxay halis ugu jiraan inay qaadaan caabuqyada galmada la isku qaadsiiyo (STIs). Galmada dabada waxaa loo tixgeliyaa dhaqan galmo halis sare leh sababtoo ah baylahnimada futada iyo malawadka. Galmada dabada iyada oo aan la ilaalin kondhomka ayaa loo tixgaliyaa qaabka ugu khatarta badan ee fal galmo ah,[6][7][8] sidaas darteed mas'uuliyiinta caafimaadka sida Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) waxay ku talinayaan dhaqammo galmo badbaado leh oo galmada dabada ah.[9]

Tix wax ka badal

  1. Wayne Weiten; Margaret A. Lloyd; Dana S. Dunn; Elizabeth Yost Hammer. Cengage Learning. p. 349. ISBN 978-1305968479 https://books.google.com/books?id=09S5DQAAQBAJ&pg=PA349. Soo qaatay March 11, 2017. Anal intercourse involves insertion of the penis into a partner's anus and rectum.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. See pages 270–271 for anal sex information, and page 118 for information about the clitoris. Janell L. Carroll. Cengage Learning. pp. 629 pages. ISBN 978-0-495-60274-3 https://books.google.com/books?id=5f8mQx7ULs4C. Soo qaatay December 19, 2010.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. WebMD http://www.webmd.com/sex/anal-sex-health-concerns. Soo qaatay August 19, 2013. Often referred to simply as anal sex, anal intercourse is sexual activity that involves inserting the penis into the anus.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Barry R. Komisaruk; Beverly Whipple; Sara Nasserzadeh; Carlos Beyer-Flores. JHU Press. pp. 108–109. ISBN 978-0-8018-9396-4 https://archive.org/details/orgasmanswerguid00komi. Soo qaatay November 6, 2011.  Barameter aan la aqoon |url-access= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Vern LeRoy Bullough; Bonnie Bullough. Taylor & Francis. pp. 27–28. ISBN 0824079728 https://books.google.com/books?id=y5HFtMkmFMYC&pg=PA27. Soo qaatay July 5, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. Robert I Krasner. Jones & Bartlett Publishers. pp. 416–417. ISBN 978-0763797355 https://books.google.com/books?id=nThtlYxP84QC&pg=PA416. Soo qaatay August 28, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. Dianne Hales. Cengage Learning. pp. 269–271. ISBN 978-0495391920 https://books.google.com/books?id=oP91HVIMPRIC&pg=PA269. Soo qaatay August 29, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. Werner W. K. Hoeger; Sharon A. Hoeger. Cengage Learning. p. 455. ISBN 978-1133008583 https://books.google.com/books?id=0aw8AAAAQBAJ&pg=PA455. Soo qaatay August 28, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. World Health Organization, Department of Reproductive Health and Research Global strategy for the prevention and control of sexually transmitted infections: 2006–2015. Breaking the chain of transmission, 2007, ISBN 978-92-4-156347-5