Ameerikada koonfureed
qaaradaha
(Waxaa laga soo toosiyay Koonfurta Ameerika)
- Boga "Latin Amerika" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ameerikada koonfureed waa qaarad ku taalo koonfurta ameerika.
Hordhac
wax ka badalLatin Ameerika (Af Ingiriis : Latin America) waa magaca qaarada Ameerikada Koonfureed kaasi oo uu bixiyay boqor la odhan jirey Maximilian I kaasi oo ka talin jirey agagaarka wadanka maanta loo yaqaano Meksiko. Qaarada Latin Amerika waxay juquraafi ahaan dhacdaa badhtamaha khadka dhulbadhaha iyo koonfurta dhulbadhaha. Intaas waxaa dheer, dadka ku dhaqan qaaradani waxay ku hadlaan Af-Isbaanish iyo Af-Burtaqiis.
Wadamada | Magaalo madaxda |
---|---|
fanansuwela) | karakas (Caracas) |
(Barasiil) | barasiliya (Brasília) |
Arjantiina) | bonisaras (Buenos Aires) |
(Boliifia) | labaz (La Paz) |
(Ikwadoor) | quweto (Quito) |
(Peru) | liima (Lima) |
(Kolombiya) | bogota (Bogotá) |
(Baraguay) | asanasiyoo (Asunción) |
(Uruguay) | montafiidyoo (Montevideo) |
(jili) | santiyeego (Santiago) |
Wadanada Latin Ameerika
wax ka badalWadanada Latin Ameerika: |
---|