Kiyaawe ama Baanad (Af Ingiriis : Wrench Af Carabi : ar‎) waa bir ama qalab gacmeed loogu talo galay xirida iyo furida boolasha lix geesoodka leh, waxay qabataa hawl makaanig oo isku wareeg ah una dhexeeya boolka iyo daadadiisa.[1] waxay leedahay labo af mid furan oo labo gan leh iyo mid giraan ah ama wareegsan.[2]

samaytiisa wax ka badal

waxaa laga sameeyaa atamyo la isku qasay kana kooban Chromium iyo Vanadium, ka dib waa la tumaa, ka dib waxaa lagu dheehaa Chromium si uu isaga difaaco mirirka ama daxalka.[3]

Taariikhda wax ka badal

Noocyada wax ka badal

noocyada kale makaaniga wax ka badal

tixraac iyo xigasho wax ka badal

  1. english Wrench how does it workhttps://www.youtube.com/watch?v=-0yApkWwReQ
  2. http://www.artofmanliness.com/2013/03/05/toolmanship-your-complete-guide-to-wrenches/
  3. https://www.youtube.com/watch?v=J4ZM7LwUPJc