Tumaal
Tumaal waa xirfad-yaqaan looga dambeeyo tumista biraha, biraha loo adeegsado mindiyaha, seefaha iwm. Sidoo kale Tumaal waxaa loo yaqaan ruuxa birta tuma laftiisa.
Soomaalida waxay aaminsantahay ruux birta tuma ee jooga tuulo ama gobol iyo kan kale ee jooga degmooyinka dhamaantood in ay isku qabiil yihiin, waana dhaqan xun ee ka fog ilbaxnimada.