Kiribati waa wadan oo jasiirado ah, waxeena ku yaalaan Badweynta Baasifik. Wadankaan waxoo ka koobanyahay 33 jasiirado ah oo aad ukala duruqsan, waxeena ku yaalaan dhulbaraha aduunka. Jasiiradahaan waxaa soo gumeestay ingriiska, waxeena xornimo siiyeen 1979ki.Luqadaha looga hadlo waa Af-Kiribati iyo Af-Ingiriis. Magaalo madaxda waa Sooth Tarawa.