Khartuum waa caasimada wadanka Suudaan waana caasimada gobolka khartuum. waxa ay kutaalaa halka ay ku kulmaan labada niil. waxa kuyaala magaalda gegida diyuuradaha ee khartuum.

Khartuum

الخرطوم al-Kharṭūm
Khartoum.jpg
Dalka Suudaan
Tirada dadka
 • Dhammaan 639,598
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)
 • Xagaa (DST) UTC+3

TaariikhEdit

Kartuum waxa ay la aasaasay sanadii 1691

 
Vista dau centre de Khartom.