Maangaarnimada

(Waxaa laga soo toosiyay Khalkhal)

Maangaarka ama maangaarnimada (Af Ingiriis : neurodivergence; neurodiversity; Af Carabi : ar‎) waa falanqayn sharaxa iyo jaangoyn iyo qabanqaab lagu talagalay fahamka maskaxda aadanaha iyo cillad shakhsiyadeed iyo waalnida. Mabda'a maangaarnimada bogaadisa wuxuu yidhaahda duwanaanshaha shakhsiga iyo dabeecadda inuu yahay shay caadi iyo laamo ka mid ah maangaarnimada iyo waalnida iney yihiin kaalin aanan ku jirin naafo maskaxeed. Afdhowraha iyo firfircoonaha maangaarnimada badankood waxay ku adeegaan duruufaha autismo, laakin cilladaha kale xita wey khusayaan.[1]

La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Opar A (May 6, 2019). "A medical condition or just a difference? The question roils autism community". The Washington Post. Archived from the original on December 9, 2019. Retrieved May 12, 2019.