Coordinates: 0°14′55″N 42°46′38″E / 0.24853°N 42.777313°E / 0.24853; 42.777313

Kamsuuma waa dagmo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose degmada waxaa dagmo laga dhigay 1974 dagmada waa dagmo dhul beereed ah waxaa maro Wabiga Jubba waxayna leedahay buundo wayn waana degmo ganacsi waxana hoos yimaada tuulooyin farabadan hal cisbitaal aya ku yala Waxa ku taalo 6 masjid 3 hotel

Kamsuuma, 2013

Badhaadhe is the most peaceful and evergreen district.