Wadanka.  Somalia  Puntland Deegan.caduun ama wadaagsin


Jariiban tuulo ku taalo Gobolka Mudug. Puntland.Somalia .tuuladaan lqiyaasaa in ee degenyihiin 20,000 oo Qoys . Degaan ahaan waxa lagu qiyaasaa 40,000 oo qof inay ku noo shahay waxana ku nool degaan xoolaha ugu tirada badan Puntland xagga. Arigga iyo idaha

{waxaa hoos yimaada tuulolyin ay ka mid tahay garacad balibusle labilamaane seemade salax iyo qaar kaloo badan}





magaca jarii ban waxaa lasheega inuu bixiyay suldaan cali shire