Jaamacadda Roma Tre
Coordinates: 41°51′43″N 12°28′47″E / 41.86194°N 12.47972°E
Jaamacadda Roma Tre (Università degli Studi Roma Tre) waa jaamacadda saddexaad ee ugu weyn dalyaka Talyaaniga kuna taal magaaada Roma waana jaamacadda labaad ee xagga tirada ardada dhigata ugu badan.
Jaamacadda Roma Tre Roma Tre University | |
---|---|
Università degli Studi Roma Tre | |
[[File:|frameless|alt=]] | |
La aas aasay | 1992 |
Nuuca | Dowlad |
Iskaleh | € 263.8 malyan |
Hormuudka jaamacadda | Prof. Mario Panizza |
Maamulka Hay'adda wax barashada | 1,370 |
Ardayda | 35,338 |
Waxay ku taal | Rome, Talyaaniga |
Dhismaha jaamacadda | Porta San Paolo |
Midabka | |
Meelo lagu ciyaaro | R3 Sport |
Nasiibka | Levriero Italiano |
Xobin ka ah | Cineca EUA H2CU ICoN UNICA UNIMED UNISCAPE |
Website | uniroma3.it |