Jaamacadda Muqdisho

(Waxaa laga soo toosiyay Jaamacada Muqdisho)

Jaamacada Muqdisho (Af carabi: جامعة مقديشو, Af Soomaali : Mogadishu University) waa jaamacad madaxbanaan oo ku taala caasimada Muqdisho, wadanka Soomaaliya. Warbixin la soo saaray 2012, waxaa laga sheegay in Jaamacada Muqdisho gashay kaalinta 40aad ee jaamacadaha Qaarada Afrika.[1]

Jaamacada Muqdisho
Mogadishu University
جامعة مقديشو
La aas aasay 1997
Hormuudka jaamacadda Dr. Ibrahim Maxamed Mursal
Xonaha hay'adda waxbarashada 11 kuliyadood
Waxay ku taal Muqdisho, Soomaaliya

Linkiyo kale

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Sidoo kale fiiri

Tixraac