Garaad Jaamac Garaad Cali

(Waxaa laga soo toosiyay Jaamac Garaad Cali)

Garaad Jaamac Garaad Cali waa Madax Dhaqameed ahna Garaadka Guud ee Qabiilka Reer-Darawiish. waxaa dhalay Garaadkii ka horreyey Garaad Cabdiqani, waxaa loogu caleemo saaray Magaalada Laascaanood taariikhdu markii ay ahayd 22 May 2006[1], Munaasabadda caleemo saarkiisa waxaa ka soo qayb galay dad aad u fara badan oo ay ku jiraan siyaasiyiin sarsare oo ka soo jeeda Dawladda Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya,maamulka Puntland iyo dawlada Jamuuriyada Somaliland.

Garaad Jaamac Garaad Cali
Ku dhashaySahdheer, Soomaliya
DhalashoSomali
ShaqadaMadax dhaqameed
Loo yaqaanoGaraadka guud ee reer darawiish
Ilmaha7 caruur 4wiil iyo 3gabdhood

==Taariikh nololeed==garaadku waxa uu ku nool yahay haatan la joogo degmada saxdheer oo ka mid ah degmooyinka gobolka sool waxa ay saaxiib dhow yihiin garaadada beelaha kala ah jamac siyaad iyo khayr cabdi


Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2023-01-26. Soo qaatay 2020-08-10.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)