Ismidaamin (Af Ingiriis : suicide; Af Carabi : ar‎) waa marku qofka is dilo. Dadka sidhaas sameysta wa kuwaa niyadjabka.

Ismiidaaminta (Af Faransiis : Le Suicidé), rinjiyeynta Édouard Manet.