Niyadjabka

Qof murugeysan oo ka muuqdo niyadjab saa'id ah

Niyadjabka (Af Ingiriis : Major depressive disorder; Af carabi: اضطراب اكتئابي) waa waaxda cudurada oo dadka ka dhiga murugaysan xad-dhaaf ah.