Indhoole

Indhoole (Ingiriis: blindness) waa qof ama xayawaan aan wax arki karin. indhaha oo ah xubinta ugu muhiimsan ee araga ayaa haddii ey wax gaaraan keenta indhoolenimada. Sidoo kale qaybta maskaxda ee u qaabilsan araga ayaa indhoolenimo keenta haday wax gaaraan.

Braille wax ka badal

Waa hab qoraal oo taabasho ah oo ay adeegsadaan dadka aragga naafada ka ah. Waxaa dhaqan ahaan lagu qoraa warqad la huwiyey.[1]

  1. Dots That Change Lives (en)