Hiiraan

(Waxaa laga soo toosiyay Gobolka Hiiraan)

Hiiraan (Af Ingiriis : Hiran, Af Carabi : ar‎) waa gobol ka mida gobolada ku yaal bartamaha soomaaliya, xad la leh gobolllada Shabeelaha Dhexe, Galgaduud, Shabeelaha Hoose, Baay, Bakool iyo Gobolka soomaali Galbeed ee Itoobiya. Magaalo madaxda Gobolka waa Beledweyne oo ah magaalo aad u qurux badan. Gobolka waxaa mara wabiga Shabeelle ee ka yimaada dhanka itoobiya

Hiiraan

Hiiraan

هيران
Hiiraan is located in Earth
Hiiraan
Hiiraan
Meesha Hiiraan kaga taalo Soomaaliya.
Wadanka Somalia
CaasimadaBeledweyne
Dowlada
 • DuqaDabageed [1]
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Degmooyinka gobolka Hiiraan

Degmooyin ka Gobalka Hiiraan waa 9 degmood waxa ayna kala Yihiin sidaan


Tixraac

  1. . Shabelle Media Network. 21 April 2014 http://shabelle.net/?p=19282. Soo qaatay 11 July 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

Sidoo kale fiiri