Gawaan ama Gawaan dheere waa degaan ku yaal koofur bari Gobolka Mudug ee Soomaliya.

Gawaan
Degaan
Gawaan is located in Somalia
Gawaan
Gawaan
Location in Somalia.
Dalka Somalia
GobolkaMudug
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Tilmaan wax ka badal

Degaankan sida ka muuqata magaciisa waa dhul adag oo aad u sareeya, waxaa laga arki karaa Hobyo iyo badweynta hindiya, oo u jira 30km bari

Degaanka wax ka badal

waxaa dega soomaalida gobolada dhexe, siiba beesha sacad ee Habar Gidir, hawiye

Waxa kale oo ku badan qabiilka abgaal iyo duduble

Tixraac wax ka badal

wuxuu u Dhaqtar yahay baydhabo Waana dhul aad u baladhan oo aad u wayn