Febraayo

(Waxaa laga soo toosiyay February)
Bilaha sanadka miilaadiyada
  Janaayo   Febraayo   Maarso  
  Abriil   Maajo   Juun  
  Luuliyo   Agoosto   Sebteembar  
  Oktoobar   Nofeembar   Diseembar  
  • Sanadka miilaadiga bishiisa labaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Janaayo iyo Maarso . Bisha Febraayo waxay ka koobnaan kartaa 28 ama 29 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa feb. Afartii sanaba mar ayey noqotaa 29 maalmood.