Dur (ingiriis: distributary) waa biyo mareen ama webi oo ka baxda webi ka weyn. Ifafaalaha durka wuxuu lid ugu yahay ifafaalaha durdurka oo webi dhex gasha. Durka gobta uu dhex galo badweyn, waxaa loogu magacaabiya "delta". [1]

Rhine–Meuse–Scheldt delta waa dur

Tixraac wax ka badal

  1. Olariu, Cornel; Bhattacharya, Janok P. (2006). "Terminal Distributary Channels and Delta Front Architecture of River-Dominated Delta Systems" (PDF). Journal of Sedimentary Research. Society for Sedimentary Geology. 76 (2): 212–233. doi:10.2110/jsr.2006.026. Archived from the original (PDF) on December 23, 2015. Retrieved December 10, 2013.