Didier Drogba (Abidjan, 11 March 1978) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Ivory Coast , waxoona hadda u ciyaaraa kooxda Galatasaray SK ee ka dhisan magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga, waa kaptanka sadexaad ee kooxda Drogba wuxuu ku soo biiray cayaaraha isagoo jira 15 sano, waxoona bilaabay iskuuul ku yaalo magaalo madaxda labaad ee wadanka Faransiiska, Marseille.Wuxuu ku soo biiray marseil sanadki 2000. Kow iyo tobanka ugu horaysa kooxda wuxuu u cayaarayayay mudo dhan 4 sano, isagoo dhashay 95 gool. Sanadii 2004kina waxaa la soo wareegta kooxda ee Chelsea oo la ciyaare 8 sanado. Hadda wuxu la ciyaara kooxda Galatasaray SK ee Turkiga.

Drogbaa