Dhafoof (ingiriis: skull) waa lafka maskaxda iyo qalfoofka wejiga oo isku jira. Dhafoof wuxuu leyahay afar laf, oo ah lafka camaamka, lafka wejiga, lafka dhegta iyo lafta qoorta. Laakin labada laf ee dhafoofka oo ugu weyn waa lafta camaamka iyo lafta afka.[1]

dhafoof bani adan

Tixraac wax ka badal

  1. White, Tim D.; Black, Michael T.; Folkens, Pieter Arend (21 January 2011). Human Osteology (3rd ed.). Academic Press. p. 51. ISBN 9780080920856.