Dekada Saylac
Dekada Saylac (Af Ingiriis : Port of Zeila ama Zeila Port) waa dekada qadiimiga ah ee magaalada Saylac, Somaliland. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu da'da weyn Geeska Afrika.[1] In kastoo dekadu si fiican u dhisnayn, hadana waxaa laga soo dejiyaa alaabo, shidaal iyo badeecado kale oo laga keeno Jabuuti iyo Yemen.
Dekada Saylac Port of Zeila | |
---|---|
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Meesha ku taalo | |
Wadanka | File:Flag of somalia.svg Somaliland |
Meesha | Saylac |
Macluumaad kale | |
Gacanta ku haya | Maamulka Dekada Saylac |
Agaasimaha | Cabdi Yuusuf Cali |
Dekadaha Somaliland
Wadanka Somaliland waxay leedahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika,[2] taasi oo u suurtogelisay ineey yeelato tiro badan dekado ah. Si kastaba ha ahaatee, dekadaha ugu waaweyn ee si xoogan uga shaqeeya wadanka Soomaaliya waxaa ka mid ah:
- Dekada Berbera
- Dekada Boosaaso
- Dekada Kismaayo
- Dekada Laasqorey
- Dekatul Raxmaan
- Dekada Marka
- Dekada Muqdisho
- Dekada Saylac
Dhinaca kale, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala tiro badan oo dekedo dabiici ah, qaar kale qadiimi yihiin. Dekeda ugu weyn wadanka waa Dekada Muqdisho oo Dawlada Federaalku gacanta ku hayso. Sidaas ay tahay waxaa jira tiro badan oo dekedo ah; kuwaasi waxaa ka mid ah: Caluula, Maydh, Dekatul Raxmaan, Lughaya, Eyl, Qandala, Xaafuun, Hobyo, Garacad iyo Ceelmacaan.
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ International Traffic Network, The world trade in sharks: a compendium of Traffic's regional studies, (Traffic International: 1996), p.25.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |