Dameer farow
Koox ka mid ah dameer-farowga duurjooga ah (Equus quagga)
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylam: Chordata
Gacalka: Naasley
Dirka: Dameeroley
Bahka: Equidae
Duulka: Equus
Duulka hoose: Hippotigris iyo
Dolichohippus

Bahda

Equus
Equus quagga
Equus grevyi
Noocyo kale ayaa jira ilaa hada la xaqiijin.

Dameer farow (Af Ingiriis : zebra; Af Carabi : ar‎) (magaca Sayniska: Equidae) waa xayawaan qaraabo la ah dameerka, kaasi oo si khaas ah looga helo qaarada Afrika. Dameer-farowgu wuxuu leeyahay xariijimo ka kooban cadaan iyo madoow, taasi oo ka dhigtey xayawaan leh mid soo jiita dalxiisayaasha.

Muuqaalka wax ka badal

Qoraalo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal


 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: