Dagaalkii Yamaama (Af- Carabiga; معركة اليمامة), waa mid ka mid ah Dagaaladii Ridada, waxa uuna dhacay sanadkii 12H, ciidanka muslimiinta iyo murtadiinta ree Banii Xaniifa ayuuna dhex maray, dagaalka oo ahaa mid aad u adkaa waxaa aaqirkii guuleystay muslimiinta, Museylima iyo qaar badan oo kooxdiisa ayaana lagu wada laayay dagaalka.