Museylima Al-kadaab (Beenaale) waa mid kamid ah kuwa nabinimada sheegtay waqtigii Rasuulka scw, Abuubakar sidiiq ayaa la dagaalamay waxaana lagu dilay dagaalkii yamaama 12H