Dagaaladii ridada waa weeraro is xig xiga oo muslimiinta ku qaadeen qabiilada carabta ee ka laabatay diinta iyo kuwa diiday sakada, ka dib dhimasha rasuulka muxamad scw iyo khilaafada Abuubakar al-sidiiq, waxey socdeen dagaaladaan sanadihii 11H iyo 12H[la 1]

Taariikhda wax ka badal

waxa uu dhintay Nabiga scw 12 bisha mowliid sanadkii 11H oo waafaqsan 7 juun 632, ka dib markuu ku mideeyay dhamaan qabiilada carabta hal dawlad iyo iyo hal diin, laakin qabiilada badankood diinta si fiican uguma sugnaan, Nabiga scw oo wali nool ayaa waxaa yaman kasoo baxay aswad al-cansi nabinimo ayuuna sheegtay, sidoo kale museylima ayaa yamaama kasoo baxay asna nabinimo ayuu sheegtay bal wuxuu ka dalbaday Nabiga scw inuu dhulka u qeybiyo[1]

ayadoo sidaas ah ayuu geeriyooday Nabi muxamad scw markiiba waxaa meel kasta ku faaftay ridada, waxaa batay beenaalayaasha sheeganaya nabinimada, waxaa soo baxay duleyxa bin khuweylid iyo sajaaxa, qabiilada qaar ayaa diideen sakada waxeyna sheegeen inay diinta ku ekeed dhimashada Nabiga scw, waxaa diinta ku haray kaliya reer Makka iyo reer Madiina iyo reer Daa'if.

Xigasho wax ka badal

  1. {{استشهاد بكتاب|الأخير1=Vaglieri|الأول1=Laura V.|عنوان=The Cambridge History of Islam|المجلد=1A|طبعة=الإلكترونيَّة|صفحة=58|مسار=https://www.ashtoncentralmosque.com/wp-content/uploads/2014/07/The-Cambridge-History-of-Islam-%E2%80%93-1a.pdf%7Cسنة=2005|ناشر=Cambridge University Press|مكان=Cambridge|لغة=en|isbn=9780521219464|مسار أرشيف=https://web.archive.org/web/20210830225129/https://www.ashtoncentralmosque.com/wp-content/uploads/2014/07/The-Cambridge-[dead link]History-of-Islam-–-1a.pdf|تاريخ أرشيف=30 أغسطس 2021}
  1. {{استشهاد بكتاب|مؤلف1=الطبري، أبو جعفر مُحمَّد بن جُرير|مؤلف2=تحقيق مُحمَّد أبو الفضل إبراهيم|عنوان=تاريخ الرُسل والمُلوك، الجُزء الثالث|إصدار=الثانية|صفحة=282 - 287|سنة=1387هـ - 1967م|ناشر=دار المعارف|مكان=القاهرة - مصر}