Dariishad

(Waxaa laga soo toosiyay Daaqad)

Dariishad, Daaqad, Shubaako (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Window) waa duleel laga furo darbiyada guryaha si looga helo hawo iyo iftiin, waxaa kaloo loo adeegsadaa in laga arko waxa banaanka ka ah guryaha markii la furo ama aan la furin markay daaqadu muraayad ka samaysantahay,

Dariishad

Sidoo kale arag

wax ka badal