Albaab waxaa la dhahaa irida hore oo guri laga galo. Albaab waxaa loo isticmaalaa labo shay waa in la xiro ama la furo.Albabka waxaa badanaa laga sameeyaa alwaax ama bir, waxoona leeyahay meel laga qabsado iyo meel furaha lagu furo.Meelaha albaabaha laga galo waxaa ka mid ah, Guryaha iyo waxyaabaha tiknologiga sida basaska iyo diyaaradaha ama maraakiibta iyo waxyaabo badan.

Albaab
Albaabka quruxda badan


„Wuxuuna ku yidhi, Aad u dadaala inaad iridda cidhiidhsan ka gashaan, waayo, waxaan idinku leeyahay, Qaar badan ayaa dooni doona inay galaan, mana kari doonaan.” - isu fidinaynaa si aan Ilaah ugu bogno.