Wararkii ugu dambeeyey
|
- Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
- Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
- 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
- Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
- Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.
Warar dheeraad ah...
|
SANADKA 2023: “Eraygaaga dhammaantiisu waa run”
Ilaahay Eraygiisa wuu ilaaliyaa. Erayga Ilaahay waa inaan maalin kasta akhrisanno. Erayga Ilaahay baa nagu caawin karo inaan u adkaysano xujooyinka. Runta Erayga Ilaahay ah waxay inaga xoreysaa khuraafaadka, jahawareerka iyo cabsida. Waxay ina siisaa rajo, micno iyo farxad. Farriinta Erayga Ilaahay si sax ah ayay u dhacday. Ła Xirsan Waxsii sheegyada Erayga Ilaahay waa kuwo la isku halleyn karo oo Erayga Ilaah ku salaysanntalo waxay caawinaysaa malayan sii wad in aad Ilaahay Erega xaqa ah la aamino
2022 - 2023 - 2024