Arbaco (Af Ingiriis : Wednesday, Af Carabi : ar‎) waa maalin ka mid ah maalmaha Todobaadka , waxeyna u dhaxaysaa Talaadoda iyo Khamiista.

Arbacada waa maalinta shanaad ee todobaadka dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta sadaxaad ee usbuuca.


Maalmaha Todobaadka wax ka badal