Ciyaaraha Gobolda Somaliland
Ciyaaraha Gobolada Somaliland Waxaa la bilaabay taariikhda marka ee eheed 3 diseembar 2011. Tartanka ciyaaraha gobolada Somaliland oo ah mid sanadkiiba mar laqabto ayaa sanadkan ahaa mid xiiso leh.Koobka gobolada somaliland waxaa markii hore lagu qaban jiray magaalada hargeysa[1].waxa sanadkan ciyaaraha 2011 ee somaliland lagu qabtay magaalo madaxda gobolka Togdheer[2], ee magaalda Burco gaar ahaan garoonka ciyaaraha ee caanka ah ee looyaqaano Alamsay.Waxa sanadkan kamid ahaa ciyaaraha lagusoo bandhigay sida ciyaaraha orodada Kubada cagta Kubada Kolayga iyo waliba qaarkale oo badan.
Gobolada sanadkan 2011 kasoo qaybgalay
wax ka badalMaqaal kaan malahan xigasho ama xog xaqiijin ah. |
Kahor intii aan lasoo gaadhin ciyaaraha kama danbaysta ah waxa lasoomaray isreebreeb ay ka qaybqaateen dhamaan gobalada Somaliland waxaana iskusoo hadhay sideedan Gobol oo soo bandhigay ciyaaro aad iyo aad u xiiso lahaa waxaa ay ahyd markii ugu horaysay ee ciyaaraha somaliland sitoosa caalamkka looga daawado waxa siidaynta ciyaarta hawada dadaka usoo marinayaay warbaahinta qaranka iyo tan madaxa banaan waxaana laga daawanayay daafaha caalmaka.
1st* 2002
Hargeisa stadium
Final maroodijeex vs Togdheer Win maroodijeex
2nd* 2003 Hargeisa stadium
Final Togdheer vs sanaag win Togdheer
3rd* 2004 Hargeisa stadium
Final Sanaag vs Togdheer win Sanaag
4th* 2007 Hargeisa stadium
Final Togdheer vs awdal win Togdheer
5th* 2011 Alamzey stadium
Final maroodijeex vs hawd Win maroodijeex
6th* 2013 Haji dahir stadium
Final maroodijeex vs hawd Win maroodijeex
7th* 2016 Hargeisa stadium
Final awdal vs saxil Win awdal
8th* 2020 Hargeisa stadium
Final daadmadheedh vs maroodijeex win daadmadheedh
Kala saraynta gobolada ku guulaystay koobka gobolka Somaliland
1st = maroodijeex win 3 cups
2nd = Togdheer win 2 cup's
3rd = Sanaag win 1 cup
3rd = awdal win 1 Cup
3rd = daadmadheedh win 1 cup