Ciraad (midab)
(Waxaa laga soo toosiyay Cirdhow)
Ciraad, cireed ama cirdhow (Af Ingiriis : blue;) waa Midab ka mid ah Midabada Asaasiga.

Calanka Soomaaliya waa cireed oo dhaxda xidig cad ku leh.
Cirka waa baluug iyo Badda.
Kalarka baluuga ah, waa kalar aad u quruxbadan, waa kalar caashaq ah. Waa kalar runta iyo wax qarsoonaan badan leh, waa kalar xasuus dheeraad leh.Waa kalar indhaha uroon.
Midabo Kale
wax ka badal