Cikrama bin Abii Jahal waa Saxaabi ka mid ahaa dagaal-yahanada muslimiinta, wuxuu ka qeyb qaatay Dagaaladii Ridada iyo Furashooyinka Shaam, wuxuuna ku shahiiday Dagaalkii Yarmuuk ee dhacay 15H/636.