Calanka Jamhuuriyada Jabuuti waxa uu kakoobanyahay afar midab xaga sare waa cirdhow dhanka hoosane waa cagaar waxa baasha bidix ka saaaran kahad cad oo sadex geesood u samaysan oo ay ku dhexjirto xidig cas waxa markii u horaysay la isticmaalay maalintii jabuuti ay heshay madax banaanideeda 27-06-1977.

calanka jabuuti

Heesta Calanka Jabuuti wax ka badal

  • Hinjinne u sara kaca
  • Calankaan harraad iyo
  • Haydaar u mudateen
  • Hir cagaarku qariyayiyo
  • Habkay samadu tahayoo
  • Xiddig dhiig la hoorshoo
  • Caddaan lagu hadheeyaay
  • Maxaa haybad kugu yaal