Cabdullaahi Ciise

(Waxaa laga soo toosiyay Cabdullaahi Ciise Maxamuud)

Cabdullaahi Ciise Maxamuud عبدالله عيسى محمواد waxuu dhashay uuna geeriyooday (1922-1988), Allahaa u naxariistee waxa uu ku dhashay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya. Wuxuu ahaa halgamaa door weyn ka ciyaaray madaxbanaanida iyo qaranimada Soomaaliyeed, wuxuu kale oo uu ahaa raiisul wasaarahii ugu horeeyey dalka Soomaaliya ay yeelato ee dowladii daaqiliyada ahayd inta aysan Soomaaliya madaxbanaanida helin.

Cabdullahi Ciise
عبد الله عيسى
Ku dhashayNovember 11, 1922
Afgooye, Italian Somaliland
DhimashoMarch 11, 1988 (Da'da 65)
Rome, Italy
Ka horeeyayRa'iisal Wasaarihii 1aad
Ka dambeeyayMaxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
Xisbiga siyaasadeedSomali Youth League

Hordhac wax ka badal

Abdullahi wuxuu ku dhashay magalada afgooye oo gobolka shabeelada sanadu markay ahay nov 1922. Abdullahi wuxuu noqday raisulwasaarihii u horeyay ee daakhiliga