Cabdulaahi bin xaraam Aabaha saxaabiga Jaabir bin Cabdilaahi waxa uu ka mid ahaa Nuqabada Ansaar habeenkii Beycatu Caqaba, Dagaalka uxud ayuu ku shahiiday sanadkii 2aad ee hijiriga.