Bursaalax
GURIGA NABADA
Bursaalax | |
---|---|
Magaalo | |
Wadanka | Somalia Puntland |
Gobol | Mudug |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
' (Af Ingiriis : Bursalah) waa degmo ku taala bartamaha waqooyi galbeed ee gobolka Mudug ee dowlad gobaleedka Buntuland Soomaaliya. Waxaa degmada Bursaalax ku dhaqan dad gaaraya ilaa 80,000 oo qof kudhawaad. Degmadan ayaa koboc ballaaran samaysay muddooyinkii u danbeeyay waxaana laga dhisay jidad, xarumo wax barasho caafimaad iyo biyo d d degmadaan Waxaa Wada daga beelaha WADALMOGE, omer mahamuud,
Faalo
wax ka badalBursaalax waxay u dhaxaysa Beyra iyo Rigoomane.
Waxaa dagmo laga dhigay xiligii xukuumada Cabdiwali Gaas.
Degmada waxaa asaasay oo loogu magac-daray nin la odhan jiray Jaamac Ahmed Obokor (Xaaji Buursaalax) oo WADALMOGE ah, Reer Cali, Isago deegan ahan uga dhistay aqal soomaali isaga iyo reer kiisa ku dhawaad 1894 (miilaadiga).
Isku socodka
wax ka badalWaxaa hada ( sanadka 2018) gacanta lagu hayaa oo dhisme ku socdaa wado laamiya oo isku xiri doonta Bursaalax iyo magaalada Gaalkacyo, oo ah magaalo madaxda gobolka Mudug.[1]
Waxbarashada
wax ka badalDegmada Bursaalax waxaa wakhti xaadirkan (2018)ku yaala tiro dugsiyo hoose oo shan ku dhow, iyo labo dugsi sare. [2][3]
Sidoo kale fiiri
wax ka badalXigasho
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ http://reliefweb.int/report/somalia/improving-security-trade-through-employment-somalia
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-05-28. Soo qaatay 2016-09-18. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://www.guidestar.org/PartnerReport.aspx?ein=42-1765124&Partner=Amex