Boqortooyada faaris (Af faarisi: شاهنشاهي إيران) waa magaca loo yaqaanaa boqortooyooyin dhowr ah oo faarisiyiin ah kuwaas oo ka soo baxay dhulka maanta loo yaqaan iiraan[1] Boqortooyadii ugu horeysay waxaa aasaasay kiroos kii weynaa 559 K.H Miilaadiga.

Taariikhda

wax ka badal
  1. Kala xiriir halkaan