Af-Faarisi

Af-Faarsi (فارسی) waa luqad oo lagagahadlo Dalka Iiraan, Sidoo kale waxaa looga hadlaa wadamada kala ah Afgaanistan, Tadsjikistan, Usbekistan, Ciraaq,Bakistaan, iyo Aserbiijaan. Dadka kuhadlaan luqadaan afka hooyo waa qiyaas 60 milyan oo qof, Isugeynta waa qiyaas 115m milyan oo qof.

فارسی ee Af-Faarsi
Dadka kuhadlaan luqadaan