Bookh waa degmo ku ku taalo gobolka Doollo ee dalka Itoobiya.magaladaan waa magaalo qadiimi ah, waxaana dega beelaha daarood gaar ahaan majeerteen, Reer-Darawiish iyo beesha madhibaan[1] Tuulooyinka u dhow degmada Bookh waxaa ka mid ah:

 Santarka burburis 

Santarka marqaan

Qabiil ahaan waxaa daga Reer khalaf, maxamuud ibraahiim iyo Reer biciidyahan.

  1. horogle