Gumburka Cagaare waa tuulo kamid ah gobolka doollo waxayna degmada domco u jirtaa 50 km taas oo hoos tagta degmada Bookh gumburka cagaare sida aad ka dareemaysid waa deegaan taariikh fog, deegaankaan wuxuu ahaa daad mareen qarniyo hore, waxaana asal ahaan deganaan jirey beesha madhibaan oo asalkoodii aas aasay laakiin maanta waxa u badan beesha dhulbahante iyo xoogaa majeerteen ah,