Biyo-saafi
Biyo saafi (ingiriis: Fresh water) waa biyo oo cusbada ku yar tahay. Biyaha saafiga waxay khusaysa biyaha dhacaanka ah ee socda, iyo weliba biyaha ee barafaysan ah. Biyo saafi waxa sida caadada ah lagu helaa durduryada, harooyinka, iyo webiyada iyo roobka.[1]
Tixraac
wax ka badal- ↑ Caretta, M.A., A. Mukherji, M. Arfanuzzaman, R.A. Betts, A. Gelfan, Y. Hirabayashi, T.K. Lissner, J. Liu, E. Lopez Gunn, R. Morgan, S. Mwanga, and S. Supratid, 2022: Chapter 4: Water. In: Climate Change 2022: Impacts, Adaptation and Vulnerability. Contribution of Working Group II to the Sixth Assessment Report of the Intergovernmental Panel on Climate Change [H.-O. Pörtner, D.C. Roberts, M. Tignor, E.S. Poloczanska, K. Mintenbeck, A. Alegría, M. Craig, S. Langsdorf, S. Löschke, V. Möller, A. Okem, B. Rama (eds.)]. Cambridge University Press, Cambridge, UK and New York, NY, USA, pp. 551–712, doi:10.1017/9781009325844.006.