Dadyow

(Waxaa laga soo toosiyay Biniaadan)

Dadyow ama Insaanka ama Biniaadan (Homo Sapiens iyo Homo Sapiens Sapiens) Waa nafley ka tirsan reer Daayeer.Biniaadanka wa xayawaan ajaayib maskax weyn leh oo caqli badan.Biniaadanka wa Xayawaanka kaliya oo meelkasta aduunka ku nool iyo wa xayawaanka kaliya oo aqaan sidaa cunto ku kariso dab iyo lebbisto. Dadka oo shaqo ka digtan inay sida binaadanta u dagmatoo waxaa la yidhahda Anthrobologists.

Insaan (gabar Afgaanistan ah)

Waxyaabaha oo bini aadanka ka koobanyahay

wax ka badal

Qofka biniaadanka waxoo leeyahay Jir lagu qiyaasaayo 1,8m², 90,000 oo kilomitar oo xidid ah, 206 Lafo ah, 600 oo murqo ah, 13 biliyan oo dareemayaal ah, 4 ilaa 6 litar oo dhiig ah oo wadnaha jirka kushubo,Maskax 1.350garaam ah iyo timaha oo gaaraayo ilaa 5 miliyan.

Waxyaabaha ee biniaadanka iyo bahalada ee ku kala duwanyihiin

wax ka badal

Bahalada sida shimbiraha iyo quraanshada, waxee leeyihiin baalal ee ku haadaan, waxyaabahaas biniaadanka malahan, laakiin hadii cunug biniaadan ah, oo hadda dhashtay looga tago meel jasiirad ah, oo qof joogin. cunugaas maka duwanaan karo xayawaanka, sababtoo ah, luqad malahan oo ku hadlo ama aadaab oo wax ku garto.

Biniaadanka waxaa dhaqan u ah meesha oo ku dhashtay ama qoomiyada oo ka dhashtay.


Biniaadanka waxa oo uuga duwanyahay xayawaanka waxaa ka mid ah, ogaashaha in oo ilaaheey jiro. Ku dhawaad ​​100% Soomaalida waxee rumeesanyihiin in oo ilaaheey jiro, ayaga oo raacsan diinta Islaamka.

Maadaamuu Ilaahay nolosha ina siiyay waa inaan isaga keliya caabudno. Ilaahay binuʼaadanka wuxuu siiyay ikhtiyaar.[1][2]

Biniaadanka waa dad baran karo hadalka ama luqadaha, shimbiraha qaar neh wee baran karaan hadalka ayaga oo isticmaalaayo hal hal xaraf ee ku celceliyaan inkastoo ladhihi karin taas luqad.

  1. Abuureheenna Jacaylka Badan Wuu Ina Daneeyaa
  2. Muxuu Ilaahay Dunida u Abuuray?